
Hoggaamiyaha Canada ee Tababarka Ilaaliyayaasha amniga
Dugsiga Tababarka Ilaalada amniga ee Kanada wuxuu bixiyaa tababbar ilaalo amni oo heer caalami ah iyo tababarka liisaan si loo helo caawimo aad shaqo ku hesho. Kuqaado tababarada sahlanahayaga si aad u isticmaali kartid, u hesho 24/7 kooraska oo kubaro xawaarahaaga. Shaqooyinka ayaa kusugaya.
Kanada , si aad u noqoto ilaalo amni, waxaad u baahan doontaa inaad haysato liisan.
Talaabada 1aad
Ka Qayb gal Tababarayada ilaalada amniga - Ka gudub Koorsada Tababarka la ansixiyay - Is-diiwaangali adoo gujinaya hadda iibso (Tababbarka wuxuu kubaxaa kaliya luuqada Ingiriisika)
Talaabada 2aad
Gudubka Imtixaanka Gobolka - Waxaan kaa caawin doonaa inaad boos qabsato oo aad isu diyaariso imtixaanka. (Imtixaanka wuxuu kubaxaa kaliya luuqada Ingiriisika)
Talaabada 3aad
Codso Liisankaaga - Waxaan bixin karnaa dhammaan macluumaadka aad u baahan tahay.
Talaabada 4aad
shaqooyinka ayaa kuu diyaar ah
liisanka waxaa bixiya dawladda gobolka. Markaad hesho liisankaaga, waxaan kaa caawin karnaa inaad hesho mid ka mid ah boqolaal fursad shaqo ilaala amni oo kabanaan dhamaan dalka Kanada.
Ka dooro barnaamijka tababarka amniga ugu fiican oo laga helo Dugsiga Tababarka Ilaalada amniga ee Kanada. Koorsadan aasaasiga ah ayaa kuu diyaarineysa inaad kagabaxdo imtixaanka oo aad u bilawdo shaqada si fudud. Markaad dhameysid kooraskayaga, waxaad ku biirtaa liiskayaga ilaalayaasha ammanka ee ruqsadeysan waxaananu heleynaa shaqooyin banaan.
BILOW TABABBARKA SHAQADADA CUSUB!
Koorsada wuxuu kakoobanyahay:
Barnaamijka Asaasiga ee Tababarka ilaalada amniga wuxuu buuxiyaa shuruudaha ee liisanka waxbarashada ee Ontario, Manitoba, Saskatchewan iyo Alberta.
40 saacadood oo tababarka qasab ah, koorsada waxaa ka mid ah:
55 cashar oo muuqallo ah
108 cashar oo qorallo ah
65 imtixaan iyo tijaabooyin ctutub
Manhajka muhiimka ah:
- Xeerka badqabka iyo cafimaadka goobta shaqada
- Badqabka shakhsiga ee shaqada(gobolka)
- Qorshaha kaligaa shaqeynta
- Mulkiilayaasha & Kiraystayaasha- Sharciga iyo Adiga
- Xuquuqda Aadanaha

Si dhakso ah shaqo u hel adiga oo cawimaad naga helaya
Tababarkeenu kuma dhamaado inaad kagudubta imtixaanka. Waxaan dooneynaa in ay ardayda ka qalin jabisa iskoolka tababbarka Ilaalada amniga ay helaan shaqooyinka ugu wanaagsan ee la heli karo. Tababbarka assasiga ah iyo gunnoyin bilaashka ah, waxay kaa dhigayaan codsadaha ugu habbon ee shaqada.
Waxaad heleysaa:
- Tababbar bilaash ah oo kusaabsan mawduucyada amaanka ee horumarsan
- Tababbar bilaash ah oo kusaabsan xirfadaha fudfudud oo ay rabaan looshaqeeyayaasha
- Qalabka isu diyaarinta wareysiga shaqada oo bilaash ah
- Shahaadoyin qurxoon oo dijitaal ah oo barnamijka mobeelka
HADDA BILOW!
Sababata aad tababbarka uga qaadaneyso iskoolka tababbarka wardiyayaasha ee kanada
24/7 oo aad heleyso koorsada
Bilow tababbarka isla markiiba
Helitaanka suuqa shaqooyinka oo weyn- Si dhakhso ah shaqo u hel
Kutababbaro Kombuyuutar kasta, Tablet ama Telefoon
Approved across Canada (excludes BC/Quebec)
Cawimaada Qabsashada waqtiyada imtixaanka
HEL LIISANKAAGA EE BILOW SHAQADAdhamaan interneetka iyo mobeelka
Isticmaalkeeda oo fudud
Isdhexgalka iyo kaqeybgalka oo kufiican
Taageerada 7 maalmood / usbuuciiba oo loo bixiyo kalmada onleenka